Ku soo dhawaada qoraalo ku saabsan TAKK looga talogalay luqadaha

Halkan waxaad ka helaysaa warbixin iyo tusaalooyin sida AKK oo utaagan (Habka dheeraadka dhameestiraya isgaarsiinta) oo loo adeegsan karo afka hooyo.

Waxaan rajayneenaa in goraalka dhexdiisa ka hesho fikrado iyo aqoon sida:

  • Sababta ay muhiim u tahay in la dhiiro galiyo horumarinta afka hooyo caruurta oo baahida u qaba i la taageero horumarinta isgaarsiintooda.
  • Sida dheeraaadka iyo dhameestirka isgaarsiinta loo waafijin karaa shaqsiyaadka leh luqadaha badan asalkooda oo hadana u baahan taageero isgaarsiin

Qoraalada oo lagu soo uruuriyay bogga internetka ayaa natiijo u ah shaqada ku saabsan AKK (habka dheeraadka iyo dhameestirka isgaarsiinta) oo leh luqado badan oo la sameeyay in mashruucan TAKK luqadaha sanadadii 2010 - 2014. Xarunta waxbarashada ee MIM, Yoteboori, Iswedhan.

Si dhibyar ula qeebso faallooyinkaada, suaalooyinkaada iyo qibradaada oo AKK iyo lahaanshaha luqadaha badan adigoo nala soo xiriiraya inaga halkan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it..